Kulan Saddex geesood ah oo dhexmaray Madaxdii hore ee Somalia (Sawirro)

Madaxweyneyaashii hore ee dalka Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah gurigiisa magaalada Muqdisho kula yeeshay Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Cali Mahdi Maxamed. Qoraal ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa looga hadlay kulankaas, kaasoo u qornaa sidatan Seddexda Madaxweyne ayaa salaan iyo is xog wareysi … Continue reading Kulan Saddex geesood ah oo dhexmaray Madaxdii hore ee Somalia (Sawirro)